Dhageyso:-Madaxweynaha Puntland Wasiiro noocee ah ayuu soo Magacaabi doonaa? (Warbixin)

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo aan weli la Caleemo saarin ayaa ka hadlayay qorshihiisa ku aadan sida uu kusoo Magacaabo lahaa Goihiisa Wasiirada.

Waxa uu sheegay in qorshihiisa uu yahay in uu soo Magacaabo Golo Wasiiro tayo leh,isla markaana Haweenka ay qoondo wanaagsan ku lahaan doonaan maadaama hal Haween ah ay ku jirto Baarlamaanka Puntland.

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa uu waday wadatashi iyo kulamo uu la yeelanayay Bulshada qeybaheeda kala duwan si uu u soo Magacaabo Golo Wasiiro ah.

Dhageyso Codka Madaxweynaha Maamulka Puntland.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor