Dhageyso:-Madaxweynaha Puntland oo Soomaaliland ku eedeeyey in ay taageerto Al-Shabaab

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in ay ku soo duuleen cadaw isasoo baheystay oo uu sheegay in ay ka kooban yihiin Saddex nuuc.

Waxa uu sheegay in All-Shabaab,Daacish ay taageero ka helayaan cadawga deriskooda ah,oo uu ku sheegay Soomaaliland sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Puntland iyo Shacabkeeda ay diyaar u yihiin inay iska difaacaan cidkasta oo ku soo duusahay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Maamulka Puntland.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor