(Dhageyso):- Madaxweynaha Puntland Oo Hadalo Xasaasiyaa Ka Horjeediyay Xialdhibaanada Cusub.

Garowe(Radio Dalsan):- Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas oo maanta kahadlay xalfad sagoonitaa oo loo sameeyay xildhibaanada cusub ee ka’imaanaya deegaanada Puntland ayaa jeediyay hadalo inta badan dar-daaran ubadnaa oo uu ujeediyay Xildhibaanada Cusub

Madaxweynaha Puntland ayaa amaanay gudiga doorashada ee puntland asgoona sheegay in iyadoo jirto daruufo adag hada ay qabteen doorashada xildhaibaanada labada aqal

Halkan Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Puntland

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor