HomeMaqalDhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland oo markale iclaamiyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Dhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland oo markale iclaamiyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa markale waxa uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab,xilli shalay uu kasoo laabtay Magalada Garoowe.

Axmed Madoobe oo Wariyeyaasha kula hadlayay Kismaayo ayaa sheegay in aysan macquul aheyn in maalin walba tacsi lagu jiro,hayeeshee ay muhiim tahay in lala dagaalamo Shabaab.

Waxa uu sheegay in Shabaab  ay yihiin dad nala mid ah laakin maalin walba aysan dad naga dilin oo aan la-dagaalano,waxana uu dowladda ugu baaqay inay bilaawdo dagaalkaas.

Sidoo kale Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka hadlay doorashada ku soo fool leh Maamulkaas,waxaana uu sheegay in doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo loo asteeyay Bisha agoosto ee Sanadkaan ay waqtigeeda ku dhaceyso.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Jubbaland.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories