HomeWararDhageyso:-Madaxda qaranka iyo kuwa hoggaamiyaasha oo xoojinaya dagaalka Al-Shabaab

Dhageyso:-Madaxda qaranka iyo kuwa hoggaamiyaasha oo xoojinaya dagaalka Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Qodobadii looga heshiiyay ayaa ka mid ahaayeen Shirka Golaha Amniga Qaranka kaas oo xalay lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho isla markaana uu shir gudoomiyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Hoggaamiyayaasha Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa Shirka qeyb ka ahaa waxaana dhamaan dadkii ka qeyb galay ay ku heshiiyeen in la xoojiyo la dagaalanka Al-Shabaab. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qodobadii looga heshiiyay ayaa ka mid ahaayeen Shirka Golaha Amniga Qaranka kaas oo xalay lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho isla markaana uu shir gudoomiyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Hoggaamiyayaasha Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa Shirka qeyb ka ahaa waxaana dhamaan dadkii ka qeyb galay ay ku heshiiyeen in la xoojiyo la dagaalanka Al-Shabaab.

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan  Cumar Cismaan Yariisow ayaa Warbaahinta la wadaagay qodobadii lagu heshiiyay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts