HomeWararDHAGEYSO: Maamulka Shabeellaha Hoose oo ka warbixiyey Qarax ay 20-Qof ku Dhinteen

DHAGEYSO: Maamulka Shabeellaha Hoose oo ka warbixiyey Qarax ay 20-Qof ku Dhinteen

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiye ku xigeenka Amniga ee maamulka Gobolka Shabeellaha hoose Cali Nuur Maxamed ayaa faah faahin ka bixiyey Miino lakacday gaari Caasi oo marayey deegaanka Golweyn ee gobolkaas, kuna sii jeeday magaalada Marka. Guddoomiyaha Aminga ee Shabeellaha hoose ayaa sheegay in miino dhulka lagu aasay ay lakacday gaarigaas, islamarkaana ay ku dhinteen Labaatan Qof, kuna dhaawacmeen, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenka Amniga ee maamulka Gobolka Shabeellaha hoose Cali Nuur Maxamed ayaa faah faahin ka bixiyey Miino lakacday gaari Caasi oo marayey deegaanka Golweyn ee gobolkaas, kuna sii jeeday magaalada Marka.

Guddoomiyaha Aminga ee Shabeellaha hoose ayaa sheegay in miino dhulka lagu aasay ay lakacday gaarigaas, islamarkaana ay ku dhinteen Labaatan Qof, kuna dhaawacmeen, darawalkii gaariga iyo Seddex qof kale oo wadada marayey.

- Advertisement -

Guddoomiye Cali Nuux oo la hadlay Radio Dalsan waxaa uu tilmaamay in wadada qaruxu uu ka dhacay ay isticmaali jireen ciidamada dowladda iyo kuwa AMSIOM ee ku sugan gobolka Shabeellah Hoose.

Hallkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts