DHAGEYSO: Maamulka Koonfur Galbeed oo Sheegay inay Ka Hortegayaan Weerarada Alshabab ee Bisha Ramadaan

Ku simaha madaxweynaha, ahna wasiirka beeraha maamulka Koonfur Galbeed Maxamed Xassan fiqi oo ka hadlay amaanka deegaanada maamulkaasi ayaa sheegay inay xoojin doonaan sugida amaanka, si looga hortago falal amaan darri ee Koonfur Galbeed.

Wasiir Fiqi ayaa tilmaamay inay hortagi doonaan weerarada Alshabaab ee bisha Ramadaan oo uu xusay inay damacsanyihiin inay fuliyaan weeraro, waxaana uu sida cid u sheegay inay adkeyn doonaan amaanka inta lagu guda jiro bisha Ramadaan.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media