HomeWararDhageyso:-Maamulka Khaatuma oo Soomaaliland ku eedeeyay dagaalkii ka dhacay Magaalada Buuhoodle

Dhageyso:-Maamulka Khaatuma oo Soomaaliland ku eedeeyay dagaalkii ka dhacay Magaalada Buuhoodle

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka Khaatuma ayaa ku eedeeyay in ay Maamulka Soomaaliland ka dambeeyaan dagaal Beeleedyadii u dambeeyay ee shalay ka dhacayay Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Togdheeer. Cabdalla Maxamuud Heybe oo ah Madaxweynaha KMG,ka ah ee Xildhibaanada Maamulka Khaatuma u doorteen kadib markii ay sheegeen in ay xilkii ka qaadeen Cali Khaliif Galeyr ahna Madaxweyne ku xigeenka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Khaatuma ayaa ku eedeeyay in ay Maamulka Soomaaliland ka dambeeyaan dagaal Beeleedyadii u dambeeyay ee shalay ka dhacayay Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Togdheeer.

Cabdalla Maxamuud Heybe oo ah Madaxweynaha KMG,ka ah ee Xildhibaanada Maamulka Khaatuma u doorteen kadib markii ay sheegeen in ay xilkii ka qaadeen Cali Khaliif Galeyr ahna Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Khaatuma ayaa sheegay in ay soo abaabuleen Soomaaliland dagaalkaas.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in waqti badan ay geliyeen ogaanshaha cida iskaleh Masuuliyada dagaalkii ka dhacay Magaalada Buuhoodle balse ay ogaadeen in ay ka dameeyeen dad uu soo diray Maamulka Soomaaliland.

Dagaalkii shalay ka dhacay Magaalada Buuhoodle ayaa la sheegay in uu gestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,welina eedeynta loo jeedinayo Maamulka Soomaliland wax jawaab ah kama bixin.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne ku xigeenka 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts