HomeWararDhageyso:-Maamulka Hir-Shabeelle oo sheegay in jawaab ka bixinayaan weerarkii lagu dilay Xildhibaanada

Dhageyso:-Maamulka Hir-Shabeelle oo sheegay in jawaab ka bixinayaan weerarkii lagu dilay Xildhibaanada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kadib weerarkii shalay gelinkii dambe lagu dilay laba Xildhibaan oo ka tirsan Hir-Shabeelle iyo guddoomiye ku xigeenkii degmada Raaga Ceelle ee G/Shabeellaha Dhexe ayaa Maamulka hir-Shabeelle uu shegay in dilkaas jawaab ka bixinayaan. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in maalin walba dad nagala dilo,isla markaan aay ka tacsidayeen kaliya laakin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib weerarkii shalay gelinkii dambe lagu dilay laba Xildhibaan oo ka tirsan Hir-Shabeelle iyo guddoomiye ku xigeenkii degmada Raaga Ceelle ee G/Shabeellaha Dhexe ayaa Maamulka hir-Shabeelle uu shegay in dilkaas jawaab ka bixinayaan.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in maalin walba dad nagala dilo,isla markaan aay ka tacsidayeen kaliya laakin loo baahan yahay ficil.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay Cali Guudleewe in maamulka Hir-Shabeelle oo jawaab cad ka bixin doono weerarka lagu dilay Xildhibaanada iyo masuuliyiinta kale,isla markaana Ciidamada dowladda iyo kuwa Hir-Shabeelle ay diyraasan yihiin.

Wadada xiriirisa Magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ayaa ah mid amnigeeda uu sii xumaanayo,iyada oo horay ay uga dhaceen weeraro lagu dilay Saraakiil iyo ciidamo farabadan,waxaana weeraradaas sheegtay Al-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts