Dhageyso:-Maamulka Hir-Shabeelle oo bilaabaya howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Doelad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa.shaaca ka qaaday inay diyaariyeen Ciidamo loogu talo galay sugida Amniga sigaar ah furitaanka deegaanada ay Go’dokmiyeen Al-Shabaab.

Afhayeenka Maamulka Hir-Shabeelle Daa’uud Xaaji Ciiro ayaa sheegay in deegaanada mararka qaar ay weerada ka geystaan Al-Shabaab ee Gobolka Shabeellaha Dhexe howlgalka laga bilaabi doono.

Isaga oo la hadlayay Warbaahinta Dalsan ayuu sheegay in la diyaariyay Ciidamadii howlgalkaas fulin lahaa,iyaga oo ka howlgeli doono Wadada xiriirisa Magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Cod Hirshabelle

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media