Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Sheekir Cali Xasan oo Maanta ka qeyb galayay Munaasabad la iskugu furayay Waddo xiriirisa Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Ceeolbuur ee Gobolka Galgaduud.
Maxamed Shaakir ayaa sheegay in Galmudug ay iminka qorsheyneyso in dhammaan la iksufuro Wadooyinka mara deegaannada Galmudug sigaar ah Wadooyinka u xiran Al-Shabaab oo dagaal kula jira dowladda Soomaaliya.
Sidoo kale waxa uu sheegay in Galmudug ay diyaar u tahay xoreynta Magalada Ceelbuur oo ay iminka gacanta ku hayaan dagaalyahanada Al-Shabaab,in kastoo faah faahin dheeraad ah sii bixin.
Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Sheekir Cali Xasan.