HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Galmudug oo fasaxay Garoomada Diyaaradaha Maamulkaas

Dhageyso:-Maamulka Galmudug oo fasaxay Garoomada Diyaaradaha Maamulkaas

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Kadib markii dhawaan Wareegto uu soo saaray madaxweynaha Maamulka Galmudug taas oo uu ku mamnuucay in Garoomada Diyaaradaha deeganada Galmudug aysan ka soo degi Karin Diyaarado wada Siyaasiyiin ka tegay Muqdisho marka laga reebo kuwa Hay’addaha UN-ka iyo kuw Amisom balse Go’aankaas uu haatan la laabtay. Afhayeenka Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Roob Da’ay oo la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii dhawaan Wareegto uu soo saaray madaxweynaha Maamulka Galmudug taas oo uu ku mamnuucay in Garoomada Diyaaradaha deeganada Galmudug aysan ka soo degi Karin Diyaarado wada Siyaasiyiin ka tegay Muqdisho marka laga reebo kuwa Hay’addaha UN-ka iyo kuw Amisom balse Go’aankaas uu haatan la laabtay.

Afhayeenka Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Roob Da’ay oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in dib loo fasaxay Diyaaradaha ka imaanaya Muqdisho ee ka soo degaya Garoomada Diyaaradaha Galmudug deegaanada uu ka taliyo  ku yaalla.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya la fasaxay,isla markaana sababta ugu weyneyd ee loo xiray ay aheyd in laga hortago faragelin dhinac walba ah oo ay dowladda Federaalka ku heysay Maamulka Galmudug sida uu hadalka u dhigay.

Xiisadii u dhaxeysay madaxda Maamulka Galmudug ayaa weli taagan, waxaana maalinba maalinta ka dambeysa ay soo saarayaan Wareegtooyin isdiidaya taas oo xiisada kor u sii qaaday.

Hoos Ka Dhageytso Wareysiga Afhayeenka Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts