HomeWararDhageyso:-Maamulka D/Dayniile oo digniino ka soo saaray kiraynta guryaha

Dhageyso:-Maamulka D/Dayniile oo digniino ka soo saaray kiraynta guryaha

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Warka soo baxay Maamulka degmada Deeyniile ee Gobolka Banaadir ayaa laga soo saaray ammaro ku socda qaar ka mid ah Milkiilayaasha leh Guryaha la kireynayo eek u yaalla degmadaas. Guddoomiyaha degmada deeyniile Cabduweli Nuur Faarax ayaa sheegay in degmada deeyniile Xaafadaheeda kala duwan maalmahaan ay ku soo bateen dad ka soo guuraya xaafadaha kale ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warka soo baxay Maamulka degmada Deeyniile ee Gobolka Banaadir ayaa laga soo saaray ammaro ku socda qaar ka mid ah Milkiilayaasha leh Guryaha la kireynayo eek u yaalla degmadaas.

Guddoomiyaha degmada deeyniile Cabduweli Nuur Faarax ayaa sheegay in degmada deeyniile Xaafadaheeda kala duwan maalmahaan ay ku soo bateen dad ka soo guuraya xaafadaha kale ee Magaalada kuwaas oo guryo ka kireysanaya Gudaha degmada Deeyniile.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay guddoomiyaha in ay jiraan dadka guryaha leh ay guryahooda ka kireeyaan dad aysan aqoon u laheyn,isla markaana taasi ay keentay howgal ay sameeyeen in laga soo qabto dad lidi ku ahaa amniga.

Waxa uu ugu baaqay Shacabka ku nool degmada deeyniile sigaar ah Milkiilayaasha Guryaha in cid allaala iyo cida ay Guryahooda ka kireynayaan ay ku soo wargelayaan laamaha amniga degmada deeyniile.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha degmada Deeyniile.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts