HomeWararDhageyso:-Laba Dhalinyaro ah oo lagu dilay deegaan ka tirsan G/Hiiraan

Dhageyso:-Laba Dhalinyaro ah oo lagu dilay deegaan ka tirsan G/Hiiraan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha degmada Buulo burde ee Gobolka Hiiraan Cabdiraxmaan Daahri Guure ayaa sheegay in labadaasi dhalinyaradaas ay ahaayeen dad reer miyi ah balse markii ay yimaadeen degmada Buulo Burde dibna ugu laabteen la dilay. Waxa uu sheegay in labadaasi dhalinyarada ah la gowracag si ay Al-Shabaab dadka Shacabka ah u cabsi gelinayaan. Sababta atuu ku sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha degmada Buulo burde ee Gobolka Hiiraan Cabdiraxmaan Daahri Guure ayaa sheegay in labadaasi dhalinyaradaas ay ahaayeen dad reer miyi ah balse markii ay yimaadeen degmada Buulo Burde dibna ugu laabteen la dilay.

Waxa uu sheegay in labadaasi dhalinyarada ah la gowracag si ay Al-Shabaab dadka Shacabka ah u cabsi gelinayaan.

- Advertisement -

Sababta atuu ku sheegay in ay tahay in dhalinyaradas ay Al-Shabaab ku eedeyeen in ay doonayeen kuwo qoran rabay Ciidamada dowladda Soomaaliya sidaasina loogu gowrcay deegaanka Wiilo-wad oo 15 Km dhinaca Bari ka jirta Buulo-Burde.

Guddoomiyaha Buulo burdo oo la hadlayey Idaacada Voa ayaa waxa uu sheegay in Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Ciidamada xoogga dalka ay jawaab ka bixin doonaan dilkaas.

Hoos Ka Dhageyso Codka guddoomiyaha Degmada Buulo-Burde.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts