Dhageyso:-Kulanka ugu soo horeeya ee Baarlamaanka oo mooshin looga gudbinayo Jawaari

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo Wreysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in mooshinkaan la diyaariyay isla markaana la gudbin doono.

Waxaa la weydiiyay Su’aal aheyd hadii Gudoomiye Jawaari mooshin laga gudbiyo cid shir gudoomin doonta shirka Beri ee Xubnaha Baarlamaanka ayuu shegay in ku xigeenkiisa uu shir gudoomin doono.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo uu arrimo badan uga hadlay.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media