Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in iyaga oo kaashana Wasaaradda Gashaanka Soomaaliya in ay sibedel ku sameeyeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan gobolka Hiiraan.
Waxa uu sheegay in Xaruntooda ay iminka tahay Magaalada Baladweyne balse haatan laga dhigi doono Magaalada Buulo Burde,si loo hormariyo.
Dhanka kale Madaxweyne Waare ayaa sheegay in Ciidamada Jabuuti ee ku sugan G/Hiiraan ay yihiin kuwo wax badan u qabtay Shacabka G/Hiiraan isla markaana dadka ku nool ay aad u jecel yihiin sida uu hadalka u dhigay.
Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Waare.