Ciidamada dowladda ayaa la sheegay in howlgal ka dhacay degaano ka tirsan goblak Baay ay ku soo furteen dad shacaba oo Al-shabab in muda ah ugu xirnaa xabsiyo ku yaala degaanada ay maamulaan.
Saraakiisha maamulka Konfur Galbeed oo la hadlay Idaacada dalsan ayaa u xaqiijiyay in howlgal gaara oo ay fuliyeen ciidamada Milatariga ay ku soo furteen dadkaas,Saraakiishu ma sheegin hadii ay la kulmeen iska hor imaad inta uu socday howlgalku.