HomeMaqalDhageyso:-Gudiga Doorashooyinka Madaxa Banaan oo shir ka furaya Garoowe

Dhageyso:-Gudiga Doorashooyinka Madaxa Banaan oo shir ka furaya Garoowe

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland waxa ku sugan Xubno ka socda Guddiga doorashooyinka Madaxa banaan kuwaas oo Maalinta Berito ah la filayo in ay shir ka furaan. Xubnaha Guddigaas oo shalay gaaray Garoowe ayaa waxaa hoggaaminaya Gudoomiye ku xigeenka Guddiga doorashooyinka Madaxa banaan Sayid Cali Sheekh Maxamed waxa uuna sheegay in shirkaas Sabtida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland waxa ku sugan Xubno ka socda Guddiga doorashooyinka Madaxa banaan kuwaas oo Maalinta Berito ah la filayo in ay shir ka furaan.

Xubnaha Guddigaas oo shalay gaaray Garoowe ayaa waxaa hoggaaminaya Gudoomiye ku xigeenka Guddiga doorashooyinka Madaxa banaan Sayid Cali Sheekh Maxamed waxa uuna sheegay in shirkaas Sabtida Berito ah ay furi doonaan.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in ay shalay la kulmeen Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Cameey iyaga oo kala hadlay  sidii uu shirkaasi u furmi lahaa.

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in shirkaas uu yahay mid loo qabanayo Bulshada ku nool Garoowe kuwaas oo ay kala tashanayaan sidii ay ku dhici karto doorashada Sanadka 2020.

Guddiga aya horay u soo maray dhowr Magaalo oo ka mid ah dalka,waxaana qorshahoodu uu yahay in ay maraan ilaa 24 Magaalo oo qaarkood ay weli u harsan yihiin.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye ku xigeenka Gudiga doorashoyinka Madaxa Banaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts