HomeWararDHAGEYSO: Guddoomiyaha Wadajir “Labo Ka Mid ah Raggii Hoobiyayaasha Tuuray Waa la...

DHAGEYSO: Guddoomiyaha Wadajir “Labo Ka Mid ah Raggii Hoobiyayaasha Tuuray Waa la Dilay, Gaarigiina Wuu Qarxay”

Date:

Related stories

Maxamed Ordaaye: Sidee Muwaadin reer Togdheer ah u qabsaday Caalamka isagoo aan hadlin?

Maxamed Ordaaye, oo ah wiil Soomaaliyeed oo ku nool deegaanka Duruqsi,

Hawiye Elders Meet Opposition in Mogadishu as Term-End Crisis Deepens

Opposition politicians and traditional Hawiye elders have convened in Mogadishu for a critical meeting aimed at de-escalating political tensions and forging a consensus on the country's electoral future. The talks come as Somalia faces a potential constitutional crisis with presidential and parliamentary mandates nearing their end.

Guddiga Dastuurka oo soo saaray Amar ku aaddan in Wasiirradu banneeyaan xilalka Baarlamaanka

Guddoomiye Avv. Burhaan Aadan Cumar ayaa soo saaray war-saxaafadeed wasiirrada looga dalbanayo inay banneeyaan xilalka ay ku dhex leeyihiin Baarlamaanka.

Gariirka Siyaasadda Muqdisho: Maxaa looga hadlay shirkii Sheikh Sharif iyo Odayaasha Hawiye

Siyaasiyiinta mucaaradka iyo odayaasha dhaqanka ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay hoyga Sheikh Sharif Sheikh Ahmed.

Dastuurka Cusub iyo Saameyntiisa: Wasiirradii isku hayay labada xil oo wajahaya xaalad adag

Dowladda Federaalka ayaa soo saartay amar wasiirrada loogu sheegayo inay kala doortaan xilkooda wasiirnimo iyo xubinimada baarlamaanka.

Guddoomiyaha degmada Wadajir Axmed Cabdulle Afrax ayaa Radio Dalsan u sheegay in laba ka mid ah koox hoobiyayaal ku tuuray goor dhaweyd qeyba ka mid ah degmada Wadajir la toogtay, islamarkaana uu xusay in ciidamdu ay ka hortageen falkaasi.

Guddoomiyaha ayaa sidookale sheegay in gacanta lagu dhigay gaari ay wateen raggaasi, laakiin uu qarxay waxyar kadib markii ay qabteen ciidamada.

Dhinacakale waxaa uu tilmaamay in hoobiyayaasha ay tureen raggaasi in ay ku dhaawacmeen Shan ruux oo uu tilmaamaya inay ahaayeen dad shacab ah.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories