Dhageyso:-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed oo la Magacaabay

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa lagu magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Glbeed.

Dr Axmed Cali Muuse ayaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyadda Koonfur Galbeed Maxamed Ali Ibraahim ayaa Warbaahinta u Akhriyay Wareegtada lagu magacaabay Guddoomiye Axmed Muuse.

Comments
Loading...