Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Somaaliya Maxamed cabdullaahi (Farmaajo) ayaa Maanta Magaalada Cadaado ugu qeybgalay Xaflada Caleemo-Saarka Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug Axmed Geelle ducaale(Xaaf)
Madaxweynaha oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa halkaasi ka jeediyay ayaa marka hore u mahadceliyay Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo Madaxweyne u doortay Xaaf,isagoo ku amaanay in uu yahay Nin wax badan u qaban kara Bulshada Reer Galmudug.
Waxa uu ugu baaqay Madaxweynaha Cusub ee Mamulka Galmudug in uu qaado dhowr talaabo oo Bulsahda Galmudug ay u baahn yihiin si loo helo Amni iyo kala dambeen buuxda.
Khudbada Madaxweynaha oo dhinacyo badan taabaneysay Hoos Ka Dhageyso Codka