HomeWarar(DHAGEYSO):-Faah-faahin ka soo baxeysa haween ciidanka Liyuu Boolis ay ka afduubteen...

(DHAGEYSO):-Faah-faahin ka soo baxeysa haween ciidanka Liyuu Boolis ay ka afduubteen qeybo kamid ah G/Galgaduud

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxamed Cali Tahliil oo wareysi siiyay Idaacada dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidan ka Liyuu Boolis aya wateen ilaa iyo 2-qof oo dumar ah oo sida uu sheegay ay ku jirto hooyadiis oo da,ah. Degmada Galin-soor ee gobalka Gal-gaduud ayaa waxa uu sheegay in ciidankaani ay ka afduubteen Haweenkaan isla markaana aan aqoon […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Cali Tahliil oo wareysi siiyay Idaacada dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidan ka Liyuu Boolis aya wateen ilaa iyo 2-qof oo dumar ah oo sida uu sheegay ay ku jirto hooyadiis oo da,ah.

Degmada Galin-soor ee gobalka Gal-gaduud ayaa waxa uu sheegay in ciidankaani ay ka afduubteen Haweenkaan isla markaana aan aqoon halka loo xixeystay waxaana uu ku baaqay in la ixtiraamo dadaka la heysto.

- Advertisement -

Maxamed Calia Tahaliil ayaa dhinaca kale waxa uu baaq u diraya Maamaulka Galmudug isaga o sheegay in ay xoriyadooda ay dib ugu soo celiyaan Hooyadiis iyo dadka kale ee ay xoogga ku kixeysteen Ciidanka Liyuu Boolis.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts