Dhageyso:- Duqa Muqdisho oo ka hadlay maalmaha Todobaadka Xuriyadda

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalaa Muqdisho Eng: C/raxman Cusmaan Yariisow ayaa ka hadlay diyaar garoowga maalmaha todobaadka xuriyadda oo nagu soo wajahan.

Kulan ay ka qeybgaleen gudoomiyaasha gobolka ayaa looga hadlay waxqabadka maamulka iyo sidii loosii hormarin lahaa magaalada Muqdisho bilicdeeda,waxaana si gaar ah looga hadlay todobaaka xuriyadda.

Gudoomiyaha gobolka ayaa ku amray dadka degan guryaha saaran laamiga in ay dayactiraan guryahooda iyo in ay calanka Somalia ay suraan albaabka guryaha ay masuulka ka yihiin,isaga oo sheegay in gudi loo saaray arrintaas.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media