HomeWararDHAGEYSO: Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in Maalin Gaar ah loo Asteynayo La...

DHAGEYSO: Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in Maalin Gaar ah loo Asteynayo La dagaalanka Musuqa

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Golaha wasiiarda xukuumada ayaa isku raacay in la sameeyo maalinta ka hortaga masuq-maasuqa Soomaaliya, si loo baabi’iyo falalka musuqa ee ka jira hay’adaha dowladda. Wasiirada ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in meel looga soo wada jeesto la dagaalanka musuqa, islamarakaana qofkii lagu arkaa wax isdaba marin  la soo tago maxkamad. Maadxweyne Farmaajo ayaa hore u sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha wasiiarda xukuumada ayaa isku raacay in la sameeyo maalinta ka hortaga masuq-maasuqa Soomaaliya, si loo baabi’iyo falalka musuqa ee ka jira hay’adaha dowladda.

Wasiirada ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in meel looga soo wada jeesto la dagaalanka musuqa, islamarakaana qofkii lagu arkaa wax isdaba marin  la soo tago maxkamad.

- Advertisement -

Maadxweyne Farmaajo ayaa hore u sheegay in dowladiisa ay xooga saari doonto sidii loola dagalami lahaa musuqa, loogana hortagi lahaa wax walbo  isdaba marin ah.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts