Muqdisho(Radio Dalsan):- Hanti dhooraha guud ee qaranka Dr Nuur Jimcaale Faarax ayaa sikulul kaga hadlay arinta la xariirta maamulida hawada Soomaaliya
Dr Nuur ayaa sheegay in hada dowlado qaar ay doonayaan in iyaga lagu wareejiyo maamulida hawada Sooamaaliya asagoona codsaday in Soomaaliya laga gacan siiyo sidii ay u’maamulan laheed hawadeeda
ugu horeen Hanti dhooraha guud ee qaranka ayaa kahadlay heshaiiska maamulka Soomaaliland uu lagalay wadanka iskutaga Imaaraadka carabta
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka