HomeMaqalDhageyso:-Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo Maanta la dooranayo

Dhageyso:-Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo Maanta la dooranayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maanta waxaa Magalada dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxaa Maanta gaartay oo lagu soo dhaweeyey Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashayooynka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) Ujeedka safarkeeda ee Dhuusamareeb ayaa waxa ay ku sheegtay doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacbaka Soomaaliya kaas oo deegaan doorashadiisu ay tahay Galmudug. Xaliimo Yarey oo Warbaahinta la hadashay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta waxaa Magalada dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxaa Maanta gaartay oo lagu soo dhaweeyey Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashayooynka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey)

Ujeedka safarkeeda ee Dhuusamareeb ayaa waxa ay ku sheegtay doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacbaka Soomaaliya kaas oo deegaan doorashadiisu ay tahay Galmudug.

- Advertisement -

Xaliimo Yarey oo Warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in Maalinta berito ah ay bilaabi doonaan diiwaangelinta korjoogayaasha ka socda qeybaha kala duwan ee bulshada,kuwaas oo la soconaya doorashada,sidoo kale ergada lasiin doono hab raaca muhiimka u ah socodka doorashada.

Sidoo kale waxa ay sheegtay in Afarta bishaan oo ku beegan la qaban doono doorashada,isla markaana looga baahan yahay musharixiinta iyo ka qeyb galeysa inay dhowraan habraaca doorashada.

Kursiga ka Banaan Golaha Shacabka ee la filayo in Maalinta Talaadada ah ee soo socota ay doorashadiisa ka dhacdo Magalada dhuusamareeb ayaa waxaa dhawaan iska casilay Cabduqaadir Gaafoow Maxamuud.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Xaliimo Yareey.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts