HomeMaqalDhageyso:-Degmooyinka Cusub oo ay Maanta ansixiyeen Baarlamaanka Puntland

Dhageyso:-Degmooyinka Cusub oo ay Maanta ansixiyeen Baarlamaanka Puntland

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxa ay ku yeesheen kala-fadhigoodii 17 kulankoodii 39 kaas oo ay uga hadlayeen  ansixinta degmooyin Cusub oo ku soo biiraya Puntland. Xildhibaanada ayaa  mudo ka dooday 4 degmo oo la doonayay in la ansixiyo,waxaana ugu dambeeyn ay cod u qaadeen degmooyinkaas oo xiligaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxa ay ku yeesheen kala-fadhigoodii 17 kulankoodii 39 kaas oo ay uga hadlayeen  ansixinta degmooyin Cusub oo ku soo biiraya Puntland.

Xildhibaanada ayaa  mudo ka dooday 4 degmo oo la doonayay in la ansixiyo,waxaana ugu dambeeyn ay cod u qaadeen degmooyinkaas oo xiligaan wixii ka dambeeya loo aqoonsan doono in ay ka mid yihiin degmooyinka puntland.

- Advertisement -

Kulanka kadib ayaa Axmed Cali Xaashi oo ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland waxa uu  ku dhawaaqay Natiijada iyo degmooyinka Cusub oo ay ansixiyeen Xildhibaanada,waxa  uuna ugu baaqay Wasaarada Arimaha gudaha iyo dowladdaha Hoose ee Puntland in ay kor kala socoto Horumarada iyo dib u dhaca ay la yimaadaan Masuuliyiinta degmooyinkaas.

Baarlamaanka Puntland ayaa dhawaan waxa uu kalsoonidii kala laabtay Golaha Wasiirada ee Madaxeyne Cabduweli Maxamed Cali Gaas,waxaana dhawaan la filayaa in inta u dhaxeysa 1,da Bisha Agoosto ilaa 5,teeda uu soo Magacaabo Golihiisa Wasiirada Cusub si Baarlamaanka Puntland u ansixiyaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Axmed Cali Xaashi

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts