Dhageyso: Degmooyinka Cadaado iyo Buurhakaba Oo Ku Baratamay Tartan Aqooneedka Radio Dalsan Wareegiisa Labaad

Degmadda Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa xaqiiqsatay in ay usoo gudubtay wareega seddaxaad ee tartan aqooneedka radio dalsan kadib markii caawa ay Ka Adkaadeen tartamayaasha degmadda Buurhakaba ee gobolka Bay.

Degmadda Buurhakaba oo caawa laga adkaaday ayaa keensatay 8-dhibcood halka degmadda Cadaado oo iyagu guusha raacday ay keensadeen 11-dhibcood

Habeen dambe waxaa baratami doona degmooyinka Ceelbuur iyo Cabdicaziz.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor