Dhageyso:-Darawalada Mooto Bajaajta oo ka hadlay Go’aankii Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa waxa uu joojiyay in dekada laga soo dejin karin Mootoyinka Bajaajta,waxan ajwaab ka bixiyay Dadka ku Shaqeysta mooto Bajaajka.

Qaar ka mid ah Darawalada Mooto bajaajta oo la hadlay Warbaahinta Dalsan ayaa waxa ay sheegeen in amarka ka soo baxay guddoomiye yariisow uu yahay mid aan suurtagal aheyn,isla markaana ay ka soo horjeedaan.

Waxa ay sheegeen hadii la joojiyay in dekada Muqdisho laga soo dejiyo Mooto bajaaj ay iyana qiimaha bajaajta lagu raaco sare u qaadi doonaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Qaar ka mid ah Darawalada Mootooyinka Bajaajta.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor