Dhageyso:-Dabaylo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ku dhuftay deegaannada Xeebaha ah ee Soomaaliland

Roobkaan Duufanada watay ee shalay gelinkii ambe waxa ay ka da’een Salaxlay oo dhinaca koonfureed 50 Km kaga began magaalada Hargeysa,iyaga oo geystay khasaaro Naf iyo maalma leh.

Warark aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in duufaantaas uu hal ruux ku geeriyooday mid kalena  uu ku dhaawacmay,kuwaas oo ka mid ahaa adka ku nool  deegaanka Salaxlay ee Koonfurta Hargeysa.

Mid ka mid ah masuuliyiinta dowladda Hoose ee magalada Salaxley ayaa xaaqiijiyey dhimashada halka ruux oo markii hore ka tegay Magalada Burcad iyo mid kale ee la soo bad baadiyey,isaga oo sheegay in ay dadaal kale wadaan.

Shalay ayaa Xeebaha guud ee deegaanada Maamulka Soomaaliland waxaa u dalxiis tagayay Ciida Aawgeed,iyada oo sidoo akle ay bar bar socdeen roobab dabeylo watay.

Hoos Ka Dhageyso Codka mid ka mid ah masuuliyiinta deegaanka Salaxley.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media