HomeWararDhageyso:-Ciidamo lakala dhex dhigay maleeshiyaadkii ku dagaalamay degmada Dharkenley

Dhageyso:-Ciidamo lakala dhex dhigay maleeshiyaadkii ku dagaalamay degmada Dharkenley

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Labadii Maalmood ee lasoo dhaafay waxaa dagaalo khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay ay ka dhacayeen Xaafada Kaawa godey qeybta degmada Dharkenley,waxana dagaaladaas ay saameyn ku yeesheen dadka ku nool degmadaas. Dagaaladaas ayaa waxaa la xaqiijiyey in ay ku geeriyoodeen in ka badan 10 Ruux,waxana haatan la sheegayaa in Maamulka degmada Dharkenley uu ciidamo kala dhex […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Labadii Maalmood ee lasoo dhaafay waxaa dagaalo khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay ay ka dhacayeen Xaafada Kaawa godey qeybta degmada Dharkenley,waxana dagaaladaas ay saameyn ku yeesheen dadka ku nool degmadaas.

Dagaaladaas ayaa waxaa la xaqiijiyey in ay ku geeriyoodeen in ka badan 10 Ruux,waxana haatan la sheegayaa in Maamulka degmada Dharkenley uu ciidamo kala dhex dhigay Maleeshiyadka dagaalamay oo iskuheysta dhul Xaafada Kaawa godeey ku yaalla.

- Advertisement -

Taliyaha Saldhigga degmada Dharkenley Khaliif Cabdulle Maalin oo Wareysi siiyey Radio Dalsan ayaa sheegay in maleeshiyaadkaas  wada dagaalamay lakala dhex dhigay Ciidamo.

Waxa uu sheegay taliyuhu in Saraakiil ka tirsan Ciidanka boolisa ay halkaasi tageen,isla markaana ay suurtagashay in ciidamadii lakala qaado haatana uu socdo qorsho hubka looga dhigayo maleeshiyaadka qaarkood oo aan ka tirsaneyn Ciidamada dowladda Soomaaliya.

Dagaalka ka dhacay Xaafada Kaawa godeey ee degmada Dharkenley ayaa ahaa mid u dhaxeeyey laba maleesho beelood oo doonayay in ay lacag ka qaataan dhul halkaasi ku yaalla oo uu dhismo ka socdo iyo kuwa kasoo horjeeda waxaana maamulku ay sheegeen in ay dhibaato ku qabaan maleeshiyad hub ku wata gudaha degmada,isla markana dagaalka qeyb ka ah.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Saldhiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts