Dhageyso:-Ciidamo lagu daadiyay Wadooyinka Waaweyn ee Magalada Baydhabo

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa haatan ka socda diyaar garoow ku aadan doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbee doo la filayo inay dhacdo 19 Bishaan oo ku beegan Maalinta Berito ah.

Amniga Guud ee Magalada Baydbabo ayaa aad loo adkeeyay,waxaana wadooyinka Waaweyn ee Magalada Baydhabo lagu arkayaa Ciidamadii dhawaan dowladda Soomaaliya  Baydhabo geysay iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbee.d,kuwaas oo isugu jira Boolis iyo Millateri

Ciidamada ayaa ku sugan dhamaan waodoyinka Waaweyn ee Magalada Baydhabo,iyaga oo amniga ilaalinaya sida uu kusoo waramayo Wariyaha Radio Dalsan ee Magalada Baydhabo Muqtaar Aadan Dalmar.

Dhageyso Muqtaar Aadan Dalmar oo faah faahinaya xaalada Magalada Baydhabo.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor