(Dhageyso):-Ciidamadii Isku Horfadhiyay Galkacyo Oo Lakala Qaaday.

Galkacyo (Radio Dalsan):- waxaa maanta lagu guuleestay kala qaadista ciidamada maamulada Puntland iyo Galmudug ee isku horfadhiyay gudaha magalada Galkacyo ee Xarrunta gobolka Mudug

kala qaadista ciidamada ayaa waxaa goob-joog ka ahaa xubno uu kamid yahaya Ra’iisul wasaare Cumar C/Rashiid Cali Sharmaake iyo Madaxweynayaasha maamulka galmudug iyo puntland waxeynta dhamaantood sheegeen in lakala qaaday ciidamadii is horfadhiyay aygoona siwadajir ah ku baaqay in laga shaqee yo nabada magalada Galkacyo

Madaxweynaha Galmudug

Madaxweynaha puntland

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya

©Radio Dalsan

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor