Dhageyso:-Ciidamada Liyuu Booliis oo weeraray dad Shacab ah iyo dagaal dhex maray

Dagaal u dhaxeeyo ciidamada Liyuu Booliis ee laga leeyahay Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee loo yaqaano Kilinka Shanaad iyo dadka deegaanka ayaa ka dhacay deegaanada Kaxandhaale iyo Godax ee Gobolka Galgaduud.

Dagaalka uu mudo saacad ka badan socday ayaa waxaa la sheegay in inta la ogyahay ay ku geeriyoodeen ilaa 4 Ruux oo labada dhinac ah dhaawacana intaas uu  ka badan yahay.

Weli macada sababta rasmiga ah ee ka dambeeysa dagaalkaas,balse dhowr ayayay daagaladass ku soo laab laabteen dagaalada u dhaxeeyo Ciidamada Liyuu Booliis iyo dadka deegaanka.

Agaasimaha War-Baahinta Galmudug Maxamed Xasan Sahal ayaa faah afahin ka bixinaayo Wararkii ugu dambeeyay ee dagaaladaas.

Hoos Ka Dhageyso Codka

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media