Dhageyso:-Ciidamada Koonfur Galbeed oo howlgal qorsheysan sameeyey

Ciidamada Booliska gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo dhaafay howlgal amniga lagu xaqiijinayo waxa ay ka bilaabeen deegaano ka tirsan Gobolka Baay.

Howlgalka ayaa Ciidamada waxa ay ka sameeyeen Wadada xiriirisa degmooyinka Baydhbao iyo Qansax-dheere,waxaana Saraakiisha hoogaamineysa ay sheegeen in howlgalka uu ahaa mid qorsheysan oo ay ku doonayeen inay amniga ku xaqiijiyaan.

Taliyaha howlgelinta Ciidamada Booliska Gaarka ah ee Maamulka koonfur Galbeed Cabdulle Isaaq ayaa sheegay in howlgalkaas uu ahaa mid la isugu furayay Wadooyinka ay go’doomiyeen Al-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor