HomeMaqalDhageyso:-Ciidamada Booliska oo Gacanta ku dhigay Nin Xaaskiisa ku jarjaray Magalada Muqdisho

Dhageyso:-Ciidamada Booliska oo Gacanta ku dhigay Nin Xaaskiisa ku jarjaray Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Falkan ayaa waxaa uu saakay ka dhacay Xaafada Sarkuusta ee degmada Deeyniile Magalada Muqdisho,waxana la sheegay in Nin lagu Magacaabo Calas Geelle salaad uu dilay Xaaskiisa oo u heysay Afar Carruur ah. In kastoo aan la sheegin sababta uu u dilay balse,waxaa Warar soo baxaya ay sheegayaan in Ninkaan uu horay u ahaa qof xanuunsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Falkan ayaa waxaa uu saakay ka dhacay Xaafada Sarkuusta ee degmada Deeyniile Magalada Muqdisho,waxana la sheegay in Nin lagu Magacaabo Calas Geelle salaad uu dilay Xaaskiisa oo u heysay Afar Carruur ah.

In kastoo aan la sheegin sababta uu u dilay balse,waxaa Warar soo baxaya ay sheegayaan in Ninkaan uu horay u ahaa qof xanuunsan balse Qur’aan la saaray ay xaaladiisa aheyd mid wanagsan.
Dad deris la ah Ninka wax dilay ayaa waxa ay Magaca xaaskiisa uu dilay ku sheegeen Hidaayo,isla markaana isla goobta ay ku geeritootay.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen inay Gacanta ku dhigeen ninka dilay xaaskiisa,iyada oo meydka Haweeneyda la geeyey Xarunta Dambi baarista ee CID-da.

Qof ku sugnaa Goobta falkaasi uu ka dhacay ayaa sharaxay sida ay wax u dhaceyn,waxana uu sheegay in ninka uu guriga dhexda ka soo xrtay,isla markaana uu haweeneyda jarjaray.

Hooska Dhageyso Codka Goobjoogaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts