HomeWararDhageyso: Ciidamada Dowlada Oo Afgooye Kusoo Bandhigay Waxyaabaha Maanka Dooriya & Dadkii...

Dhageyso: Ciidamada Dowlada Oo Afgooye Kusoo Bandhigay Waxyaabaha Maanka Dooriya & Dadkii Isticmaalayay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamadda Nabadsugida degmadda Afgooye ayaa howlgalo ay ka sameeyeen xaafado katirsan degamadda Afgooye waxaa ay kusoo qabteen Waxyaabaha Maanka Dooriya iyo dad isticmaalayay. Markii uu howlgalka soo idlaaday ayaa warbaahinta waxaa loo soo bandhigay  Rag iyo Haweeney oo la sheegay in Waxyaabaha Maanka dooriya ay isticmaalayeen. Saraakiisha ayaa sheegay in Wali ay wadaan baaritaano xoogan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamadda Nabadsugida degmadda Afgooye ayaa howlgalo ay ka sameeyeen xaafado katirsan degamadda Afgooye waxaa ay kusoo qabteen Waxyaabaha Maanka Dooriya iyo dad isticmaalayay.

Markii uu howlgalka soo idlaaday ayaa warbaahinta waxaa loo soo bandhigay  Rag iyo Haweeney oo la sheegay in Waxyaabaha Maanka dooriya ay isticmaalayeen.

- Advertisement -

Saraakiisha ayaa sheegay in Wali ay wadaan baaritaano xoogan oo ku aadan sidii ay ula dagaalami lahaayeen Dadka isticmaala ama ka ganacsada waxyaabaha Maanka dooriya.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts