HomeWararDhageyso:-Cali Khaliif Galaydh “Qasab ayay ku tahay Somaliland in ay la hadasho...

Dhageyso:-Cali Khaliif Galaydh “Qasab ayay ku tahay Somaliland in ay la hadasho dowladda Somalia”

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynihii maamulka Khaatuma Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay sida ay muhiim ugu tahay maamulka Somalland in ay la hadasho dowladda fedraalka Soomaaliya isaga oo sheegay in laga xeelad badanyahay Somaliland. Cali Khaliid Galaydh ayaa tilmaamay in qasab ay ku tahay Somaliland wadhadlka dowladda dhexe ee Somaliya waxaana uu tilmaamay in aysan mano ku dhisnayn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii maamulka Khaatuma Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay sida ay muhiim ugu tahay maamulka Somalland in ay la hadasho dowladda fedraalka Soomaaliya isaga oo sheegay in laga xeelad badanyahay Somaliland.

Cali Khaliid Galaydh ayaa tilmaamay in qasab ay ku tahay Somaliland wadhadlka dowladda dhexe ee Somaliya waxaana uu tilmaamay in aysan mano ku dhisnayn in banaanada laga qeliyo sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxaa uu sheegay in Itoobiya iyo Imaaraadka in ay lasoo baxen Istaraatiijiyad ay doonayaan in ay ku dhaqaan geeska Africa,sidaas daraadeedna looga baahanyahay Somaliland in ay si degan uga fakaraan qorshahaas.

Halkaan Ka Dhageyso Codka 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts