HomeWarar(DHageyso):- Boqor Maxamed Jaamac oo ku eedeeyey wasiir Maareeye inuu doonayo inu...

(DHageyso):- Boqor Maxamed Jaamac oo ku eedeeyey wasiir Maareeye inuu doonayo inu qorto ergo been abuur ah.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Muqdisho(Radio Dalsan):- Boqor Maxamed Jaamac oo ka mid ah isimada ka soo jeeda gobolada wuqoyi ee Soaomaaliya ayaa wareesi uu siiyay radio Dalsan waxa uu kaga hadlay dhibaatooyin ka taagan soo xulida Ergooyionka dooran lahaa xildhibanada Boqorka ayaa ku eedeeyay wasiir Maareeye in uu qortay ergo asaga u’gaar ah oo uu doonayo in ay isaga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muqdisho(Radio Dalsan):- Boqor Maxamed Jaamac oo ka mid ah isimada ka soo jeeda gobolada wuqoyi ee Soaomaaliya ayaa wareesi uu siiyay radio Dalsan waxa uu kaga hadlay dhibaatooyin ka taagan soo xulida Ergooyionka dooran lahaa xildhibanada

Boqorka ayaa ku eedeeyay wasiir Maareeye in uu qortay ergo asaga u’gaar ah oo uu doonayo in ay isaga doortaan si’uu u’noqdo xildhibaan waxa uu na sheegay taas dacwadeeda in ay ugud biyeen gudiga doorashada si wax looga qabto eregooyinka uu kaligiis qoranaayo wasiirka warfaafinta ee xukuumada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye

- Advertisement -

Halkan Hoose Ka Dhageyso Wareesiga Boqor Maxamed Jaamac.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts