Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Radio Dalsan 13-7-2018

Dhageystayaasha Radio Dalsan waxaan u soo gudbineynaa Barnaamijka Todobaadlaha ee Dooda Radio Dalsan oo aan ku soo qaadano mowduucyo kala kala duwan.

Todobaadkaan Barnaamijka waxaa looga hadlayaa khilaafka ka dhashay Xajka ee Sanadkaan taas oo sababtay xilka qaadista Wasiirkii Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.

Barnaamijka waxaa ka qeyb galaya Xilhibaan Maxamed Cumar Dalsan oo ka tirsan baarlaamanka Soomaaliya,Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah Majmaca Culumada Soomaaliyeed iyo Maxamed Cali Xuseen oo ah falanqeeye si dhow ula socday muranka ka taagna arrimaah Xajka.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Axmed Xuseen Cadow.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor