HomeMaqalDhageyso:-Aqalka Sare oo ka digay faragelin lagu sameeyo doorashada Koonfur Galbeed

Dhageyso:-Aqalka Sare oo ka digay faragelin lagu sameeyo doorashada Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

  Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare ayaa yeeshay Kalfadhiga 4 aad Kulankiisa 4 aad,waxaana Kulanka shir gudoomiyay Guddomiye ku-xigeenka 1 aad Abshir Maxamed Axmad(Bukhaari. Kulanka Maanta oo ka koobnaa dhowr Ajande ayaa waxaa siweyn looga hadlay doorashooyinka ku soo fool leh deegaanada Dowlad goboleedyada sigaar ah Maamulka Koonfur Galbeed. Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare ayaa yeeshay Kalfadhiga 4 aad Kulankiisa 4 aad,waxaana Kulanka shir gudoomiyay Guddomiye ku-xigeenka 1 aad Abshir Maxamed Axmad(Bukhaari.

- Advertisement -

Kulanka Maanta oo ka koobnaa dhowr Ajande ayaa waxaa siweyn looga hadlay doorashooyinka ku soo fool leh deegaanada Dowlad goboleedyada sigaar ah Maamulka Koonfur Galbeed.

Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare ayaa ka digay in faragelin lagu sameeyo doorashooyinka ka dhici doono deegaanada dowlad goboleedyada gaar ahaan tan Maamulka Koonfur Galbeed oo dhawaanahaan ay cabasho ka imaaneysay.

Gudiga ayaa waxa ay sheegeen in Dowlad goboleedyada ay xaq u leeyihiin inay doortaan cidii ay rabaan,isla markaana marnaba aan loo baahneyn in la farageliyo.

- Advertisement -

Xoghayaha Joogtada ee Golaha aqalka Sare Cali Maxamed Jaamac ayaa warbaahinta u Akhriyay war-Saxaafadeed ay soo saareen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts