HomeWararDhageyso:-Ahlusuna oo Maalintii labaad Madaafiic ku garaacday deegaanka Xeraale

Dhageyso:-Ahlusuna oo Maalintii labaad Madaafiic ku garaacday deegaanka Xeraale

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Waxgaradka ku nool deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegeen in Maalintii labaad deegaanka xeraale ee Gobolkaasi lagu garaacay tiro Madaafiic ah. Nabadoon Cabdullaahi Cismaan oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee deegaanka Xeraale oo Wareysi siiyay Radio Dalsan xarunta Muqdisho ayaa sheegay in Maalintii labaad ay Ahlusuna Maadafiic ku garaacayaan deegaanka xeraale. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxgaradka ku nool deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegeen in Maalintii labaad deegaanka xeraale ee Gobolkaasi lagu garaacay tiro Madaafiic ah.

Nabadoon Cabdullaahi Cismaan oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee deegaanka Xeraale oo Wareysi siiyay Radio Dalsan xarunta Muqdisho ayaa sheegay in Maalintii labaad ay Ahlusuna Maadafiic ku garaacayaan deegaanka xeraale.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Madaafiicdii shalay ku dhacday deegaanka Xeraale ay geesteen khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah balse kuwa Maanta ay bur buriyeen Guryo ay deganaayeen dad Shacab ah.

Qoraa Cabduqaadir Jakaarta

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Nabadoonka

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts