Dhageyos: Banaanbax caawa ka dhacay Ceelcade

banan baxan oo ay dhigayeen qaar kamid ah shaqabka danyarta ah ee ku dhaqan deegaanka Ceelcade ee gobolka Shabeelada Dhaxe ayaa waxa ay kaga cabanayeen isdabo marin iyo xatooyo lagu sameeyay lacago loogu talagalay dadka ku dhibaateesan deegaankaas.

qaar kamid ah dadka oo  Dalsan lahadlay ayaa waxa ay arinkaasi eedeeda dusha kaga tuureen xubno kamid ah masuulyiinta mamulka deegaanka iyo shaqsiyaad gaar’ah kuwaas oo ay sheegeen in ay iyaga jiibka ku riteen lacagihii shacabka loogu soo dhiibay.

dhanka kale gudoomiyaha ururka naafada deegaanka Ceelcade Sheekh xasan Kahliif Foodey (xasan Indhool) oo isna lahadlay idacada Dalsan ayaa waxa uu baaq ujeediyay madaxda dowlada iyo dadkii lacagaha lamusuq-maasuqay u’soo diray deeganka Ceelcade.

Halkan hoose ka dhageyso codka qaar kamid ah dadkii bananbaxayay

Halkan hoose ka dhagesyo codka gudomiyaha ururka nafada

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media