(Dhageyo): Ex: Xildhibaan C/Bare Jabriil oo Shegay Inuu Sii wadayo Warbixinada Uu Ka Diyariyay Safarada Madaxda Soo Martay Dalka.

Muqdisho|(Radio Dalsan):- Ex: Xildhibaan Cabdi Bare oo isagoo ku sugan gudaha dalka Mareekanka lahadlayay Radio Dalsan ayaa ugu horeen kahadlay warbixin uu dhawaan soo bandhigay ee laxariirtay safarada Madaxweynayasha soomaray dalka

Cabdi Bare ayaa sheegay in warbixintaas uu uga gonleeyahay sidii uu bulshada ugu soo bandhigi lahaa madaxda daacada iyo kuwa aan ka shaqeeneen danaha shacabka Soomaaliyeed

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka C/Barre

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor