(DHAGEEYSO):- Punland oo Deeq Lacageed kala Wareegtay Guddiga Abaaraha Dalka.

Guddiga gurmadka abaaraha heer qaran ayaa maanta deeq lacageed gaarsiiyey madaxda maamulka Puntland taasi oo wax looga qabanayo abaaraha kajira deegaanada Maamulkaas.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar ayaa la wareegay lacagtaasi oo dhameyd 150, 000 oo Dollar taasi oo loogu tala galay wax kaqabashada abaaraha ka jira deegaanada Maamulkaasi Camey madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa ka mahadceliyey lacagtaasi loogu talagalay gurmadka dadku ay saameysay Abaarta.

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Codka Eng. Camey.

 

 

 

 

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media