(DHAGEEYSO):- Madaxweynaha Khaatumo oo beeniyey inuu dhamaaday wadahadalka Soomaaliland iyo khaatumo.

Cali Khaliif Galeyr madaxweynaha maamulka Khaatuma ayaa beeniyey warar ku saabsanaa inu dhamaaday wadahadalka soomaaliland iyo khaatuma oo warbaahinta qaar ay warisay waxaana madaxweynuhu uu sheegay in wali uu socodo wadahadalka kaliyana uu bilaawday masheegin qodobo lagu heshiiyey markii jabuuti labada dhinac uu uga furmaya wada hadal toos ah.

Waxaa uu shaly madaxweynaha khaatuma ka dagay garoonka magalada laas-caanood halkaas oo uu kula hadlay warbaahinta waxaana uu meesha ka saaray in heeshiis ay wada gaareen khaatuma iyo Soomaaliland.

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Cod-ka Cali Khaliif.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media