(DHAGEEYSO) Al-Shabaab oo goob ganacsi gubay dibna uga baxay degaanka Camaara.

Camaara (Radio Dalsan) Sida ay noo xaqiijiyeen dadka deegaanka Camaara waxaa dib uga baxay Al-shabaab oo maanta qabsaday degaankaas markii ay isaga soo bexeen ciiddamada Galmudug.

Goob jooge ayaa inoo sheegay in maqaaxi ku taala degaanka ay dabqabadsiiyeen Shabaab taasoo la sheegay inay ka cunteen jireen ciiddamo katirsan maamulka Galmudug oo maalma kooban ku sugnaa Camaara

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Codka.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media