HomeWarar(DHAGEEYO):- Farmaajo: “Waxaan ballan qaadayaa inaan idin keeno dowlad aad ku kalsoontihiin”

(DHAGEEYO):- Farmaajo: “Waxaan ballan qaadayaa inaan idin keeno dowlad aad ku kalsoontihiin”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Cusub ee dowladda federaalka soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo si rasmi ah xilka madaxtinimo ee dalka ula wareegay shalay ayaa sheegay in dowladiisa ay ka shaqeen doonto hormarka dalka waxaana uu dalbaday madaxweyne faraamjo in shacabku ay qaataan kaalintooda oo ay kala sahqeeyaan nabadgalyada islamarkaana ciiddamada amaanka ay Taageeraan. Madaxweyne Farmaajo oo ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Cusub ee dowladda federaalka soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo si rasmi ah xilka madaxtinimo ee dalka ula wareegay shalay ayaa sheegay in dowladiisa ay ka shaqeen doonto hormarka dalka waxaana uu dalbaday madaxweyne faraamjo in shacabku ay qaataan kaalintooda oo ay kala sahqeeyaan nabadgalyada islamarkaana ciiddamada amaanka ay Taageeraan.

Madaxweyne Farmaajo oo ah madaxweyne ay jecelyihiin shacabka waxaa horyaala shaqooyin badan oo ubaahan wax kaqabasho sida abaaraha daran ee ka jira dalka, inuu soo magcaabo Ra’isulwasaare iyo arima kale iyadoo la caleema saari doono 22 bishaan oo ay kasoo qeybgalayaan sida lafilayo madaxda gobolka iyo qaar kamid ah kuwa Caalamka.

- Advertisement -

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Cod-ka Madaxweynaha.

 

 

- Advertisement -

 

 

 

 

 

 

 

 

 

C

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts