HomeCaalamkaDhaawac soo gaaray Jilaaga caanka ah ee Soomaalidu u taqaanno Cali Dheere

Dhaawac soo gaaray Jilaaga caanka ah ee Soomaalidu u taqaanno Cali Dheere

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Jilaaga caanka ee aflaanta Bollywood ee Amitabh Bachchan, oo Soomaalidu ay u taqaanno Cali Dheere, ayaa waxaa soo gaaray dhaawac xilli uu ku guda jiray duubista filim. Amitabh ayaa arrintan uga warbixiyey boggiisa internetka “waxaan ka qayb qaadanayay duubista filimka ‘Project K’ , waxa uu dhaawac iga soo gaaray feeraha ayaa dhaawacmay, taasi oo sababtay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jilaaga caanka ee aflaanta Bollywood ee Amitabh Bachchan, oo Soomaalidu ay u taqaanno Cali Dheere, ayaa waxaa soo gaaray dhaawac xilli uu ku guda jiray duubista filim.

Amitabh ayaa arrintan uga warbixiyey boggiisa internetka “waxaan ka qayb qaadanayay duubista filimka ‘Project K’ , waxa uu dhaawac iga soo gaaray feeraha ayaa dhaawacmay, taasi oo sababtay in la joojiyo duubista filimkan.” Hadda waxaan ku soo laabtay gurigaygii, meesha dhaawaca iga soo gaaray waxaa ku xiran faashad,” ayuu yiri.

- Advertisement -

“Sidoo kale dawo ayaan qaatay, xanuun ayaa sidoo kale jira, way adag tahay in la dhaqdhaqaaqo iyo neefsashada, waxay qaadan doontaa dhowr toddobaad si aan u soo kabsado, dhaawacan halista ah awgeed,”

Isagoo sii hadlaya ayuu yiri, “Illaa aan ka soo kabsado, shaqadaydu waan joojin doonaa.”

Jilaaga ayaa sheegay in taageerayaashiisa ay bannaanka qasrigiisa kula kulmi doonaan isbuucan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts