{Dhageyso}:- Maamulka degaanka Bacaadweyn oo eedeyn u jediyay gudiga abaaraha Galmudug.

Gudoomiyaha Degaanka Bacaadweyn ee gobalka Mudug oo la hadlay idaacada Dalsan ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixyaya deeq gargaara oo logu talagalay dadka ay abaaruhu saameyeen ee ku nool gobalka Mudug.

Axmed Daahir Macalin  C/llahi ayaa ku eedeyay gudiga abaaraha Galmudug in si cadaalada aaneey u qeybin gargaar bini’aadinimoo oo lagaarsiin lahaa dadka ku nool degaanka Camaara Bacaadweyn iyo kuwa kale oo laga badsaday sida uu halaka u dhigay.

Dhinaca kalana waxa uu ka hadlay ciidamadii huwanta ahaa ee maalmihii la soo dhaafay ku sugna Bacaadweyn oo uu sheegay in ay Argagax ku abuureen Dadka,waxa hadafa oo ay usoobaxeena uusan jirin sida uu hadalkiisa u dhigay.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media